Dawlada Somaliya ayaa shaacisey in dalka oo dhan min Looyacado ilaa Xadka Kiiniya laga waayay cudurka dabaysha ee afka Ingiriiska lagu yiraa Polio. Talaal ay wasaarada caafimaadku ka fulisey Muqdisho ayaa khuburo ka socda Qaramada nidoobey iyagun ku farxeen warka. Dawladaha Nayjeeriya iyo Bakistaan oo fiqiira ayaa cudurkani faroxun ku hayaa.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM