X

Somaliya oo hadda dacwadeeda badda ka hor akhrinaysa maxkamad Holland ku taal

Dawlada Somaliya ayaa dacwadeeda badda hadda kahor akhrinaysa maxkamada caalamiga ah si ay maxkamadu u qaado dacwadaas. Qareenada dawlada ayaa ku doodaya in Kiiniya ay ka faaiideysanayso burburka dalka.

Dhegeysiga dacwada ayaa hadda socota waxana la filayaa in ay dhamaato Jimcaha kadibna la ogaan doono in maxkamadu qaado dacwada iyo inkale. Kiiniya ayaa shalay ku doodey in ay heshiis la gashay laaluush qaate Cumar C/rashiid.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.