X

Somaliya oo loo hanjabay haddayna cambaarayn Ruushka

Xulafada Maraykanka oo is wata ayaa dalal ay ku jirto u hanjabay haddayna ka coday Ruushka qaraar iska bug ahaa oo usbuucii hore ka dhacay xarunta qaramada midoobay. Hanjabaada ayaa loo direy madaxweynaha Somaliya.


”Waxa la xaqiijay far taagii ka dhacay xarunta qramada midoobay in dalal badan loogu hanjabay in la sari doono cunaqabatayn hadday ka codayn hawl-galka Ruushku ka wado Yukrayn ayuu yiri Cali Calasow.



Inkasto codku ahaamid aan waxba ka jirin oo keliya looga dan lahaa on dawladaha oo dhan raacsan yihiin Maraykanka kana soo horjeedaan Ruushka. Dalka oo welli ku jira doorasho daba dheeratay ayaana waxba ku luminayn codkaas aan ahayn mid dhaqan galaya.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.