X

Somaliya oo sheegtay in ayna waxba ka ogeyn qoxooti Kiiniya celinayso: Maqal Dr C/salaam Hadliye

Dubai–Dawlada Somaliya ayaa sheegtay in ayna waxba ka ogeyn qoxooti sadex bilood loo qabtey oo Kiiniya ka saarayso xeryaha qoxootiga. Wasiirka arimaha dibeda Somaliya Dr C/salaam Hadliye ayaa sheegay in ay ogyihiin heshiis sadex geesood ah oo la wada galeen Kiiniya, Somaliya iyo Qaramada midoobey. Wuxuu kalo taabtey xawaaladaha Kiiniya ee xaniban.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.