X

Soo dhaweyn loo sameeeyay wasiir ku xigeenka warfaafinta Somaliya oo ay ka qaybgaleen dad aan laga filayn iyo subag weel..ARAG

Soo dhaweyn si aada loo soo abaabulay ayaa London loogu sameeyay wasiir ku xigeenka warfaainta dawlada Somaliya oo booqasho ku jooga London waxase ka soo qaybgalay dad lagu yaqaanay gooni goosad. Waxa goobta laga qaaday heeso qiiro leh oo ay ku jirto subag weel ku daatay sina uma xumaadee Somalidii midowdee iyo jacayl kii ugu dambeeyay.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.