X

Sooraan oo ka hadlay wiil qaadaya sida rucubka naasahaan kolba soo ruuxaa iyo 2030 maxaa la qaadi doonaa+Cabdi Good: NALA QOSLA

Sooraan ayaa goob masraxa oo looga hadlayay fankii hore iyo kan dambe ayaa ka hadlay walaaca uu ka qabo waxa dhalintu ku heesii doonaan 2030 marka heesihii hore dib loo qaadayo. Wuxuu ka sheekeeyay wiil qaadaya sida rucubta naasahaan kolba soo ruxaa..Waxa kale oo uu sheegay nin la yiraa Cabdi Good oo hadda shaqo cusub u soo baxdey oo dabasocda kolba heesta soo baxda..QOSOLO aad u farabadan.

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.