X

Guddi loo saaray caleemo saarka madaxweyne Farmaajo

R/wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte ayaa magacaabay guddi ka kooban sideed xubnood oo loo xil saaray qaban qaabada xafladda caleemo-saarka madaxweynaha cuusb ee Soomalaiya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.



Guddigan lix Guddi hoosaad oo mid waliba guddiyo gaara leh, waxaana mid kasta hormuud Wasiir ka tirsan xukuumadii hore.

 

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.