Su’aalo lagu garaacay Muuse Biixi oo ka hadley dagaalka uu ku qaadey Sool. Dagaalka Muuse ku qaadey Sool ayaa hadda waxa ku dhintey dhalinyar Somali ah oo waalidkoodu mustaqbal ka sugayeen.
Waxa la hubeeyo dhalinyar Dhulbahante u badan oo siyaasiyiinta Dhulbahante ku awrkacsanayaan.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=H1EFK7k1x0U[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS