X

Sucuudiga maxaa ku kalifay inuu hadda fasaxo xoolaha Somalida

Wasaarada deegaanka dalkaasi Sucuudiga ayaa sheegtay in ay hadda fasaxdey xoolaha Somalida xilli ay mudooyin badan saartey cunaqabatayn, masaakiin badana ay ku qasaareen. Qoraal la soo dhigey baraha bulshada ayay ku sheegtay in xayiraada ay qaadey.


Haddaba maxaa ku kalifay xilligan cudurka Kooro jiro inay dalbato xoolaha Somalida ayadoo weliba ku dartey Somaliya dalalka aan waxba laga keeni Karin.

“Waxaa ugu wacan gaaladii marna oran jirey joojiya xoolaha cudurbey qabaan si ay uga hadaan xoolahooda ayaa hadda ay aamini qaateen sida Ustaraaliya ayuu yiri Xuseen Warsame. Waa gaalo Ku nool mar gaddayna xaqiijin Karin caafimaadka xoolaha.


Somaliya iyadaa halkaa is dhigtey mar hadday wahaabiyiin ka sugayaan Rajo ayuu raaciyay waayo marka horeba inaan xoolaheena dhoofino maaha ee waa in aan u dhoofino caanaha iyo hilibka. Hadda waxa haysa hilib la’aan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.