X

Sucuudiga oo dib u fasaxay shaneemooyinka oo albaabada loo laabay 30 sano kahor

Sucuudiga ayaa dib u fasaxay shaneemooyinka oo albaabada loo laabay 30 sano kahor. Dhaxalsugaha dalkaasi oo taageero ka haysta aabihii ayaa hore u sheegay in Sucuudigu faraha ka qaaday Wahaabiyada.

Sucuudiga ayaa hadda sheegay I  sanadka soo socda la furi doono ka ganacsiga shaneemooyinka si bay yiraahaan dalka dakhli u soo galo korna loogu qaado tayada dhaqaalaha dalka oo hadda ku xiran saliida.



Hiba Tawaji ayaa ahayd gabadhii ugu horeysay ee ka heesta goob fagaare muddo aad u dheer ayadoo Sucuudiyiintu  u heeso doontaan Lubnaan iyo Carabta kale ee xorta ah.



Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.