Riyad–Diyaaradaha Sucuudiga ayaa xalay weerar gardaro ah ku qaaday dalka Yaman si u faragashaan siyaasada dalkaasi iyagoo xuduuda soo dhigey askar iyo taangiyo farabadan. Sucuudiga ayaa ka baqaya in uu weeraro Yaman iyadoo la ogyahay in ay faraha kaga guban doonaan.
Diyaaradaha Sucuudiga oo inta badan loo wado ayaa weeraray madaarka iyo xarunta madaxtooyada lama sheegin in ay dad ku dhinteen inkastoo weerarku dhacay saqdhexe oo aan cidina soo jeedin.
Dawlada Yaman ee ay hogaamiyaan Xuutiyiinta ayaa gardaradan ku tilmaamay mid Sucuudigu aayi doono.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS