Gudiga maxkamada sare ee Sucuudiga ayaa war ka soo saaray bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan. Gudigan ayaa dadka ka codsaday in ay soo sheegaan haddii ay arkaan bisha.. Hase yeeshee waa la waayay cid soo sheegta caawa oo ay Arbaca tahay.
Bisha Shacbaan ayaa maanta ah 29 waxana dhici karta in la arko bilashada bisha Ramadaan.
Gudiga ayaa sidoo kale sheegtay Mar haddii la arki waayo bisha caawa in KHAMIISTA ay tahay maalinta koowaad ee bisha barakaysan ee Ramadaan.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABIBEWS.COM