X

Sucuudiga oo sheegay maalinta bisha Ramadaan curanayso sanadkan

Sucuudiga ayaa sheegay maalinta bisha Ramadaan curanayso sanadkan. Sucuudiga ayaa waxa la sooma inta badan Muslimiinta ku nool wadamada Yurub maadaama ay maalgeliyaan mashaariic.

War ay soo saareen wasaarada diinta ee Sucuudiga ayaa lagu sheegay in la arki waayay bishii Ramadaan caawa taasina ka dhigeyso maalinta SABTIDA maalinta koowaad ee Soonka si loo dhamaystiro Shacbaan.



Xilliga aan qoreyno warkan oo ah 07:25 saacada geeska Afrika ma jiraan wax wara oo ka soo baxay wasaarada diinta ee dawlada Somaliya.

RABI ha inaga aqbalo soonka iyo barakada bishan, inteena aan Soomi karayna RABI haka dulqaado xanuunka.

Munaasibada bisha barakaysan waxaan ku dhaweynaynaa hees ay inoo qaado Hibo Maxamed oo ka hadlaysa muhiimada bishan.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.