Suhuur Xasan Abiib waa musharax u sharaxan jagada madaxweyne Ku xigeenka xisbiga C/raxmaan Ciro ee Wadani waxayna joogtaa Maraykan ayaa arin ka yaaban.
Suhuur oo u waramaysay saxaafada ayaa sheegtay in muuqaal la soo geliyay barta Facebook ee tv-ga Horncable laga saaray oo ilaa any garanayn sababta.
Suhuur ayaa ah haweenayda kaliya ee u sharaxan xisbiyada maamulka Somaliland ee halka beela.
Inkastoo kursiga Ku xigeenka oo inta badan madhan lacag badana lagu qaato loo daayay beesha Samaroon hadana dhalinyarta gobolku waxay taagan yihiin kursi ay Ku khasaareen haka maqnaado ama hadda hala siiyo Dhulbahantaha Siilaanyo afarta kursi Ku tuurey.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS