X

Suldaan Abshir oo afka furtey kana cawdey jagooyin laga qaaday iyo saami qaybsiga

Suldaan Abshir oo ka mida suldaanada gobolka Awdal ayaa afka furtey dhinacna calaacal la soo fariistey saxaafada. Suldaanka ayaa ugu horeyn ka cawdey jagooyin beeshiisa oo Muuse Biixi ka qaaday iyo saami qaybsigii oo uu ku tilmaamey mid ay dhexda u fariisteen Gadabuursiga Hargeysa jooga ee Muuse Biixi biilo.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.