Suldaan Abshir ayaa ka soo noqdey Itoobiya sheegayna in ay jiraan shabakado reer Awdala oo been ka shaqeeya iyagoo la sheegayo in ay qoreen warar sheegaya in Saylici qaybsaday lixda goobood ee Lughaya ka tirsan. Hadaad Saylici necebtihiin si kale u weerara wuxuu kaloo sheegay in uu soo arkey rag ay calanka wada sideen.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS