X

Suldaan Abshir oo diiwaangelinta u sheegay degmooyinka xeebta ee gobolka Awdal

Suldaan Abshir iyo waxgarad kale ayaa wacyigelinta diiwaangelinta ka bilaabay degmooyinka xeebta gobolka Awdal. Diiwaangelinta ayaa la filayaa in ay ka socoto gobolka Awdal muddo 28 cisho. Degmooyinka xeebta qaar waxa degan dad ka soo qaxay degmooyin badan oo u dhow Hargeysa oo SNM soo weerartey.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.