Suldaan Abshir oo ka mida suldaanada gobolka Awdal ayaa ku tilmaamay sheekada diiwaangelinta mid ah ku qabso qadi mayside iyadoo uu sheegay in deegaano beeshiisu degto ayna ka jirin wax doorasho oo gebi ahaanba la xanibey. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS