Suldaan Abshir oo ka mida madaxdhaqameedka bariga iyo xeebaha gobolada Awdal ayaa baaq u direy qurbajoogta kana codsaday in gaadhi gurmada lala soo gaadho. Suldaanka ayaa sheegay in Siilaanyo bixin lahaa laakiin laga horjoogo oo aanu arki karayn.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS