Boorama–Suldaan Abshir oo ka mida oday dhaqameedyada Samaroon ayaa sheegay in uu xal u helay xiisad ka taagneyd buuraha Siimoodi iyo odayo Siilaanyo jeelka u taxaabey mase sheegin waxa laga qabtey ciidanka Siilaanyo keensaday buurta Siimoodi iyo macdanta ay guranayaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM