Suldaan cusub oo ay yeelatay beesha reer Dudub oo maanta la caleemo saaray. Suldaan Axmed Cilmi Kabaal ayaa bedelay aabihii Allaa yarxamu Cilmi kabaal inkastoo khilaaf ka jiray dhaxalka waxase markii dambe tanaasuley qaybtii kale ee iyagu watay suldaan kale.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM