X

Suldaan Baade oo sheegay in wasiir C/llaahi Dheere qas ka ridey Boorama kadibna Hargeysa u cararay

Suldaan Baade ayaa sheegay in wasiir C/llaahi Dheere oo ah wasiirka waxbarashada maamulka Somaliland uu qas ka ridey Boorama kadibna Hargeysa u cararay.


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.