Waxa maanta dalka lagu soo celiyay maydka Allaa yarxamu jeneral suldaan Cilmi Rooble Furre (Cilmi Kabaal) oo Talyaaniga ku geeriyooday..suldaanka ayaa lagu aasay Boorama halkaas oo dadku aad uga soo qaybgaleen. Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun.
ARAABINEWS