X

Suldaan Cunaaye oo Muuse Biixi u hanjabay

Suldaan Cunaaye oo Muuse Handaraab mar xidhey ayaa u hanjabay Muuse Biixi kadib markuu isku dayay inuu kursiga ku darsado ama muddada kordhisto. Horjooge Muuse oo lagu khasaaray ayaa sheegay inuu ururada furayo xilli lagaa sugayo inaanu hal maalin ku darsan.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.