X

Suldaan Cune oo sheegay in Koofurtu albaabada ka xirato Puntland” 4.5 ayay ku mashquushey intey amnigeeda sugi lahayd”

Suldaan Cune ayaa ka hadlay weerarkii argagixisadu adeegsatay caruurta ee ay ku jabeen ee ay ku soo qaadeen Puntland. Suldaan Cune ayaa sheegay in Puntland u baahneyn caaweimo oo ay halis ku yihiin qaranimada Somaliya..Wuxuu intaa raaciyay in hubka la siiyay ay dib uga iibin doonaan argagixisada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.