Suldaan Cune oo u kala tiriyay Buurmadow: Buurmadow ayaad maqashaan yaa garanaya aabihii
Suldaan Cune ayaa u kala tiriyay Suldaanka Siilaanyo Buurmadow kuna sheegay nin aan la aqoon aabihii oo basaas weyn u ah Somaliya iyo dawladaha ajaanibta. Wuxuu kaloo ku tilmaamey nin fule ah oo kaadida la gayn jirey.