Boorama–Labada Suldaan ee Dhawal iyo Suldaan Ibrahim ayaa saxaafada u kaxaystay deegaano ay ka socoto wado jay ah oo la jeexayo oo hore uu u yimi Xirsi Tooriile oo sheegay in iyagu inta badan bixiyaan. Waxay ku farxeen halka ay wax u marayaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM