X

Suldaan Dhawal oo reer Boorama ku yiri sida raga u socda

Suldaan Dhawal oo dirayay salaanta ciida ayaa reer Boorama ku yiri sida raga u socda. Lama garanayo waxa uu u jeedo iyo in uu cid gaara u jeedo.  Suldaan Dhawal wuxuu ka mid yahay Suldaanada waaweyn ee gobolka Awdal.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.