X

Suldaan Ibrahim Jaamac oo sheegay in ugaaska ehelkiisu shirqooley

Suldaan Ibrahim Jaamac Samatar oo ka mida salaadiinta gobolka Awdal ayaa qarxiyay in ugaaska ehelkiisa ugu dhow ay shirqooleen oo taariikhduna qori doonto. Hadalka Suldaanka ayaa loo qaatey inuu ugu horeeyo dadka shirqooley gudoomiyaha jaamacada Camuud.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.