X

Suldaan Ibrahim Jaamac Samatar oo cadeeyay in dekeda Lughaya hadda cidkasta u furan tahay iyo reer Awdal ha u badnaadaan

Suldaan Ibrahim Jaamac Samatar ayaa cadeeyay in hadda dekeda Lughaya laga dhigey saamiley oo reer Awdal kaliya aaney u furneyn. Wuxuu sheegay in ay waxba ka soo bixin siyaabo hore oo wax loo ururin jirey haddana uu sheegay in qaybta ugu weyn la yeesho.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.