Suldaan Mahdi Cabdi oo loo caleemo saaray suldaanka guud ee qurbajoogta beelaha Gadabuursi ayaa baaq ka soo saaray abaaraha ba’an ee ku habsadey gobolada Awdal oo maraya sanadki sadexaad iyadoo intaas ayna jirin cid gurmad waara u fidiya.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS