X

Suldaan ISAAQA oo leh Ismaaciil Cumar Geelle waa cadowgooda koowaad

Suldaanka Muuse Biixi ayaa sheegay ISAAQ ahaan in cadowgooda koowaad yahay Ciise uu hogaamiyo Ismaciil Cumar Geelle. Suldaankan ayaa ku soo gabanaya magaca Somaliland. Warar ayaa sheegaya in Jabuuti maxkamad la fuuleyso ganacsade Isaaqa oo halkaas ku nool.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.