Suldaan Isaaqa oo ka mida kuwa wax dega Gabiley laguna soo dejiyay dhulkan inan layaal ayaa Samaroon u sheegay in ayna jirin wax la yiraa Gabiley, Awdal, iyo Salal ee ay hal gobol leeyihiin Isaaqna Hargeysa, Gabiley iyo Berbera leeyihiin sidaana Ingiriisku u dhigey. Wuxuu u digey Suldaan IBrahimJamac Samatar una sheegay in uu dhinac isugu baydho. Salalna waxay yiraaheen waxa leh Ciise.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM