Suldaan ka mida suldaanada Ceerigaabo oo jawaab kulul ka bixiyay hadal ka soo yeeray suldaalka Habar Awal
Suldaan Axmed Cilmi ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal ka soo yeeray suldanka Habar Awal wuxuuna sheegay in uu la hadlay suldaanka laakiin ayuu yiri in uu garowshiyo ka keenin oo tiisu u cadahay.