Suldaan Mahdi Cabdi Ibrahim ayaa lagu caleemo saaray dalka Ingiriiska magaalada Bristol halkaas oo xaflad balaadhan ay ka soo qaybgaleen maayerka degmada Bristol. Suldaanka ayaa loo qaaday heesaha dhaqanka gobolada Adal. Suldaanka ayaa lagu caleemo saaray magaca suldaanka guud ee qurbajoogta Samaroon.
ARAABINEWS