Safiirka Somaliya u fadhiyi doona dalkaasi Cumaan ayaa waraaqaha aqoonsi u gudbiyay Suldaan Qaabuuska Cumaan. Danjire C/risaaq Faarax Cali iyo hogaanka socdaalka Somaliya ayaa si wadajira ula kulmrey suldaan Qaabuus. C/llaahi Warmooge ARAABINEWS.COM