X

Suldaan Sabayse oo qarxiyay shirqool lala rabo ciyaartoyda Awdal iyo xildhibaan far uu ku fiiqay

Suldaan Sabayste ayaa qarxiyay shirqool lala damacsan yahay ciyaartowda reer Awdal markay Hargeysa tagaan oo uu diyaarinayo xildhibaan uu ku sheegay in uu xaaraan ku soo baxay hadana uu ka shaqaynayo. Suldaan Sabayse ayaa sheegay in uu xiriir u fiican u dhexeeyo ciyaartowda reer Hargeysa iyo kuwa reer Awdal haday wax dhacaana eeda uu leeyahay ninkaas uu magacaabay.

ARAG hoos isagoo ka hadlaya xaalada Awdal oo uu sheegay in Siilaanyo munaafaqad socdo..waxaanse leehay reer Awdal baryahanba xabadaasi way jirtey.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.