X

Suldaan Saleebaan Cali oo ka hadlay dagaalka Somaliland ku qaaday Tukaraq

Suldaan Saleebaan Cali ayaa ka hadlay dagaalkii Somaliland ku qaaday Tukaraq. Suldaanka guud ee beelaha Samaroon ayaa ka dareen celiyay dagaalka dhinaca kalana sheegay in Harti looga fican yahay laba dhinac u socodka.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=7WTv8itB6-s[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.