X

Suldaan Saleebaan Cali (Samaroon) oo beeniyay war laga qorey: Saylici wuu ii soo cowdey

Suldaan Saleebaan Cali ayaa beeniyay warar beena oo laga qorey sheegayna inuu Saylici u hiilinayay, qarxina doono cabashadii uu u soo gudbiyay ee uu Isaaq kaga cabanayay.




 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.