Suldaan Saleebaan oo ay gudoomiyaha xisdbiga Wadani isku jifo yihiin oo sheegay in aanu jeclayn C/raxmaan Ciro oo isla markaa aanu qalmin in loo doorto talada maamulka Hargeysa..wuxuuna si xun u sheegay in uu ku haboon yahay in cagta hoostiisa la geliyo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS