X

Suldaan Wabar oo bixiyay waraysi xasaasiya sheegayna in wax isugu kaaya hadhan aanu jirin maamulka beesha dhexe+MAQAL

Awdal 02 Jan 2014–Suldaan Abiibakar Wabar oo hogaaminaya kacdoon reer Awdal dib ugu hananayaan maamulkooda iyo dadkooda ayaa waraysi uu siyay Univeraltv ku sheegay in maamulka beesha dhexe ayna waxba isugu hadhanayn. Wuxuu ku daray in xalka kaliya ee jiraa uu yahay kan hadda uu wado.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.