Suldaan Wabar ayaa dib uga soo muuqday saxaafada kadib markii qayb ka mida isaga ay isku soo dhiibeen mamulka Somaliland. Suldaan Wabar ayaa sheegay in halganku socdo wuxuuna weeraray Saleebaan Gaal oo reer Awdal ku tilmaamay caydh.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS