X

Suldaan Wabar oo ku dhawaaqay in Samaroon aanu ka mid ahayn maamulka la baxay Somaliland ee beesha dhexe+MUUQAAL

Boorama 05 Dec 2014–Suldaan Wabar ayaa ku dhawaaqay in Gadabuursi aanu ka mid ahayn mamulka la magic baxay Somaliland ee beesha dhexe. Suldaanka oo ku hadlayay magaca shacabka Samaroon ayaa shaaca ka qaaday in Gadabuursi uu ka tashanayto aayihiisa.

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.