Awdal 12 Dec 2014–Suldaan Wabar ayaa markale hadlay fariin adagna u direy maamulka beesha dhexe ee la baxay Somaliland. Suldaanka oo ku sugan deegaanada Awdal ayaa sheegay in maamulka beesha dhexe u qaateen baaqii uu soo direy ee ahaa inay qaataan askartooda mid ay ku soo daad gureeyeen askar kale iyo fariimo kale oo badan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM