Suldaan Wabar oo hogaamiya kacdoonka reer Adal ayaa saxaafada la hadley mar ay soo booqdeen qurbajoog isagoo ku sugan aaga hore ee gobolada Awdal iyo Itoobiya. Suldaan Wabar ayaa sheegay in reer Adal ay yihiin laba jilib kaliya oo kala ah sharaf doon iyo gunimo doon. Kacdoonka ayaa helay taageero uga imanaysay qurbaha. Suldaanka ayaa dhawr fariimood oo kale u gudbiyay beesha dhexe.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM