Hogaanka kacdoonka reer Adal Suldaan Wabar ayaa waraysi dheer kaga waramay halka kacdoonku marayo iyo isagoo beeniyay warar sheegaya in rag badan dib uga goosteen kuna tilmaamay wax aan jirin sheegayna in hadda ay ka xoogweyn yihiin tababarkuna socda.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM