Suldaan Xiirey ayaa afka furtey sheegayna in uu qarxin doono siro badan oo shacabka beesha dhexe been loogu sheego. Suldaanka oo ku qancey in salaadiinta raaadiyaan ictiraafka ayaa afka la goostey ayna goosteen kuwo munaafaqad ku shaqeeya wa sida uu sheegay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM