X

ARAG muuqaal dhamaystiran siday u dhacday soo dhaweyntii loo sameeyay ururkii Suldaan Wabar oo isa soo dhiibey

Musheekhda iyo culimada beesha Suldaan Wabar, afhayeenkiisa iyo raxan dhalinyaro ayaa ka hadlay soo dhaweyn loo sameeyay dhinacyada isa soo ..waxay sheegeen in ayna qaldanayn ee ay raacaan suldankooda. Waxase jira heshiis ah in tiro dad ah loogu diro ciidanka Somaliland..Waxa dhinaca kale loo qaybiyay xoogaa lacaga.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.