X

Suldaanka guud ee beelaha Isaaq oo qaatay midnimada: Somali in la sii kala qoqobo waa qalad: MAQAL

Suldaanka guud ee beelaha Isaaq Suldaan C/qaadir ayaa qaatay midnimada kuna calaacalay in Somali la sii kala qoqobo ay hog weyn ku rideyso dadka Somaliyeed. Wuxuu sheegay in Itobiya uu ku tago lacagyar halka Boosaaso uu ku tago lacago badan. Wuxuu dhinaca kale taabtey in Somali nin adag mooyee ninkale aanu haynayn.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.