Suldaanka guud ee beelaha Isaaq Suldaan C/qaadir ayaa a sheegay in Daahir Rayaale wali madaxweyne u yahay Woqooyiga (Somaliland). Suldaanka ayaan ka xun sida gobolku u burburey intii Daahir Rayaale xukunka uga degay Siilaanyo taas oo soo xasuusisey xilligii fiicnaa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM